Al Shabaab oo saakay weerar isugu jira Qaraxyo iyo mid toos ah ku qaaday saldhig ciidan oo…

Wararka ka imaanaya deegaanka Baar Sanguuni ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in dagaalyahano katirsan Al Shabaab saakay weerar isugu jiray qaraxyo iyo mid toos ah ku qaadeen saldhig ciidamada Jubbaland ku lahaayeen deegaanka Baar Sanguuni. Sida aan wararka ku heleyno weerarka ayaa ku bilowday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo saldhiga lagu weeraray, … Continue reading Al Shabaab oo saakay weerar isugu jira Qaraxyo iyo mid toos ah ku qaaday saldhig ciidan oo…